

WASAARADDA TACLIINTA-SARE
SOMALI MINISTRY OF HIGHER EDUCATION
Wasaaradda Tacliinta-Sare waxay idinku shaqayn doontaa si hufan oo waafaqsan Axdiga Iyo Dastuurka Qaranka Soomaaliya kaasoo ay ku dhisan tahay Dowladdan Ku-Meel-Gaarka ee Soomaaliya. Wasaaraddan oo ay sugayso qorshooyin badan iyo dibu- dhiska xarumihiin waxbarashada ee burburay kuwaasoo raba dayactir wanaagsan.